VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caawan dadab gelaynaa - Lyrics

marka uu diigu ciyo daakiraada subax duhurka iyo hapeenka duulaan sidaan ahay waxaa laygulkeenaa dagmadaadku nooshee naftu waxay dareentaa inagoo dal xiisoo daaloaynu joogno waanku doonayaayoo aniguna daraada indhihii idaaleen nafbaakuu diyaaree dumarba aanka doortee caawaan dadab galaynaa sidaa caleenta dooga farxad iyo damaashaad dadku uwada sarokocoloo wada dabaaldaago adna doolo iyo hawd ixda iyo dareemaha mulacyee daadkii adigoo dib iidhigin duunyana igu xidhin waanku doonayaayon aniguna daraadaa indhihii idaaleen nafbaakuu diyaara dumarbataanka doortaay caawan dadab galaynaa
Queue is empty
-- / --