damac looma heeso doqonlama amaanee deeqaay yadanoo kale kuma arag dalkeenee
dawadii naftaydaay goormaynu duulnaa dayaxaa lawada tagay soo daawanaa sunayaasha doodkuyo dibnahaaga dhuxusha ah indhahaa ku doogsada deeqaaya aragtidaada