VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geesi iyo hanad - Lyrics

geesi iyo hanadbaa lagabood sadaayoo ragna kii wax garadaa lagar waaqsadaa manin gamaa habaaboo gudikara wanaagoo samo kuu garaara garleexda iyo adoo godoob liyo hawshan ilagal ama gooni noqo aankaa go ee galad iyo ayaanbaa lagu guursadaa tala aad gorfaysaa geedlalatagaa gobtaa laaga garabaa laskumagayaxee geesla gama eegee
Queue is empty
-- / --