VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaynaan heshiineen - Lyrics

Nin haween jeclaaday Hawliyo dhibaatiyo Way maayo hadimo ee Anoo kugu hanweynbaad Halbawlaha i goysoo Warba iima haysidee 2x Hadal tira ma fiicnee Adoon iga haraadin Maxaa kula hagaagsan 2x Inaan kaa hadhaamee Gaad taladeen hayaa Inaan kaa hadhaamee Gaad taladeen hayaa Hadaynaan heshiinayn Hadaynaan heshiinayn Waa inanynu kala hadhnaa Kala hawl yaraysanaa 2x Eedu way baxaysaa Ileyn heybsan maayee Aan kaa horeeyee Hadii kale aan u hoydo Halkii loo badnaa iyo Aakhiro u hayaamee 2x Hadal tira ma fiicnee Adoon iga haraadin Maxaa kula hagaagsan 2x Inaan kaa hadhaamee Gaad taladeen hayaa Inaan kaa hadhaamee Gaad taladeen hayaa Hadaynaan heshiinayn Hadaynaan heshiinayn Waa inanynu kala hadhnaa Kala hawl yaraysanaa 3x Waa inanynu kala hadhnaa Kala hawl yaraysanaa Waa inanynu kala hadhnaa Kala hawl yaraysanaa
Queue is empty
-- / --