VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay cover - Lyrics

Inanyahay dushaadaa La ii mariyo dacaroo Dirqi guurku maahee Dookhaan ku raacin 2x Ragu laguma ku diidee Ruuxii aan ku dooneyn Ragu laguma ku diidee Ruuxii aan ku dooneyn Waa laga danbeeyaa 2x Dadnimada aqoonsoo Sidii dumar xishoodoo Dadnimada aqoonsoo Sidii dumar xishoodoo Hadalkii la dadi jiray Ha igu odhanin dibadee 2x Inanyahay diraaciyo Dirir hooray kala wacan Adoo doogaarkaa yaqaan Lama dago abaar 2x Midiisiibaa daayacay Dan kale dugsanayaa Midiisiibaa daayacay Dan kale dugsanayaa Ani igala doqonsan 2x Dadnimada aqoonsoo Sidii dumar xishoodoo Dadnimada aqoonsoo Sidii dumar xishoodoo Hadalkii la dadi jiray Ha igu odhanin dibadee 3x
Queue is empty
-- / --