VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oonkaa biyaha cover - Lyrics

Oonkaa biyaha loo cabaa Oo ma taro gaajoo Uurkaygu wuxuu doonayaa Adiga weeyaanee 2x Indhahaygu waxay jecel yihiin Inay ku eegtaanee Indhahaygu waxay jecel yihiin Inay ku eegtaanee Afkayguna amaantaadu aad u tiriyaa Afkayguna amaantaadu aad u tiriyaa Ililaha wadnaha iyo Bogaad igaga taalaayee Ililaha wadnaha iyo Bogaad igaga taalaayee Alle idankiisiiyoo alle idankiisiiyoo Aamiin ha ina kulansiisoo Alle idankiisiiyoo alle idankiisiiyoo Aamiin ha ina kulansiisoo Aduunyada ma siisteen Mar qudha aragtidaadiiyee Oon aawadaabay naftani Ololka daynaynee 2x Adimadaydu waxay u ordayaan Adiga awgaayee Adimadaydu waxay u ordayaan Adiga awgaayee Afkayguna amaantaadu aad u tiriyaa Afkayguna amaantaadu aad u tiriyaa Ililaha wadnaha iyo Bogaad igaga taalaayee Ililaha wadnaha iyo Bogaad igaga taalaayee Alle idankiisiiyoo alle idankiisiiyoo Aamiin ha ina kulansiisoo Alle idankiisiiyoo alle idankiisiiyoo Aamiin ha ina kulansiisoo Aamiin ha ina kulansiisoo
Queue is empty
-- / --