VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagan - Lyrics

waxaan ahay nin dooboo daydayaaya gabadhii calafku uu dul sudhayoo dumar ugu haboonayd intaan dunida joogana adigaan ku doortee daganaeey macaaneey damaca ha moogaan sida damal hadh wayniyo durdur aan gudhayniyo midabkaaga dahabka i dawadaada weeyaan dookhaa ku sugayee waabari dilaacaa quruxdaadan dihanee daganaanta lagu daray hankeed u deeqsii jidhkaa kuu dubaaxoo dani waa seetee dareen la i gu saaqaay jacaylbaan la duubanay cirkoo da'ay daruurtiyo cadceedii dul joogtoo jacaylkaa qalbiga dagay dawadayda weeyaan
Queue is empty
-- / --