VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

dar ilaahay anigoo dariiq uun maraaya halacsaday daruurta shaw deeqa weeyaan saw damac jacayliyo dareen caashaq ima helin durba sow kalgacalkiyo dookhuna ima abaarin yartu daacad weeyaan waa mid diin ku dhalato da'deed anaa ka doortoo ku daabacay qalbiga anoon door ka garanayn dibnaha uun u furayban halkay doonaysay iyo danteedii u fuliyoo dalabkaygaan caashaqa waxad aan la dumin karin isla garanay dantoo doodiisu furantay
Queue is empty
-- / --