VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiigsi - Lyrics

inkastoon habeenadan hurdo seexan waayayoo halkii aynu ku kulanay iyo xasuus hiigsgeedii waa hawl aduunkiyo dantu nin ay heertay jacayl uu hafinaayo hagar daamo ma waayee jeeraan himiladaydiyo himigaygu sidaan rabo heloon tuu qalbigu rabay marnaba kama hadhi karaaye hawo taan huqaaq wayn naftu haybsanaysaay hiilkii kalgacalkaay hoy ila yagleelaay hanan wacan haniyeey hiigayga iiga qaadaay hibashada igu beertaay wali aan haybinayaye
Queue is empty
-- / --