VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkaan idhaawacay cover - Lyrics

jacaylkan i dhaawacay jacaylkan i dhaansaday jacaylkan i dhalan rogay jacaylkii dhabta ahaa soo dhawaaday halistee markaad iga dhaqaadee bal inaan ku dhiirado dhexdaan xidhanayaa bal malmaan dhitaysane dhoof nooli kulanteee ha dhantaalin caashaqa dhakhso iigu soo noqo dhaqaaq toobiyaha qaar dhulku taako taako qoraxdu dalaalimo malag ha ku dhawroo wax ku dhiba ILAAHAY kuma soo dhaweeyee gaadiidkana midaan dhicin dheeliyin sii raac dhakhso meel walba taga
Queue is empty
-- / --