VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku doogsan lahaa - Lyrics

ku dagbaan lahaa ku doogsaan lahaa dabaylaha xagaa ka dugsaan lahaa adaan dahab lahaa lahaa dul sudh lahaa oon danee lahaa misna deeq lahaa maad se dawo siin naf kuu dano qabtoo doc martee walaal nafsi liida keen ku dun xidhaan lahaa ku diirsaan lahaa dumar aynigeed ka dooraan lahaa adaan damac lahaa lahaa dareen lahaa oo daryeel lahaa misna doon lahaa
Queue is empty
-- / --