VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nadiira - Lyrics

nal iyo waxa tahay iftiinkii ala xiskiyo dhibtigaba iftiinshe naqiyo waxa tahay udgoon qalbigu arigeed ku naaxo dajiya nasiya taaho niyada adigaa u dhiso aday kugu naahirta intay noolaaba arkayso nadiiray nasabay macaan midii dhibka ila nacdaay naciyo naxliyo iga jirtay kabaha noloshaa taheee miyaad naxli iga gaydaa miyaan naxariis qalbiga cid kale kala noqon karaa naq iyo doogi ii baxaa nal iyo waxaad tahay ilays xiskiyo nadbigaad iftiinsha rabigu xumaan ka najee necawda udugaa tahoo waxaad tahayna naruuro nafteeda tii hurtee nasiibku igu simaay
Queue is empty
-- / --