VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najma - Lyrics

najmaay adiga mudnaansaan haween adiga u muuqsan dhigaa adigaa u magacsan milgiyo sharafloo ma naaqus dartaa aniga mashquulsan xusuustaydani la maagsan maxubo awgaa mashuuqsan jacaylaan ku qabo muraadsin kalsooni migloo misaansan xeldheer meelmir loo muhiimsan kalgacal muxibo loo macaansan gudoonsatayee muhiimsan najmaay adiga u mahadsan asaagaba u miirsan macaan kaliga macquulsan gacalo adigaa marwaysan lukiday qalbigay masuulsan maankeed hanataye miciinsan mustaqbalkeenana midaysan midaan noqono mataansan
Queue is empty
-- / --