VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabaalo - Lyrics

waad i saanyatoo kaa seexan waayee toban sano iyo kowe cirka sare u eegoo soo jeed ku waaroo ku safaaday gogashee ilaa lagu su'aaloo kugu seego aakhiro waan kula socdaaye kuma saamaxaaye jeesoo dhawaaqoo ma seegtada aan gaadhnee haduu samir wax tari laa ama uu sad noqon laa mudaan kaa dhursugayee adoon saaca igu xidhan laba seebna igu wadin ama saydhin wacadkii ama sidaa igu qaado inaan kuu siloonay sirtaydii ogaatoo caad kaama saarnee sanadaba waxaan ahay nin jacaylku sara tagay seedahaaha jidhkiisee sanbabadaa i qalanoo wadnahaa i saranoo dhiiga saydhinaayee naf la saaqaybaan siday tahay dhalaan sabaalaynayaaye
Queue is empty
-- / --