VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lixdankaan haybin jirey - Lyrics

Hashaan toban sanno u heesaayey hashaan toban sanno u heesaayey hogaankiyo heeryadiiba cuntee lixdankaan haybin jiray maxaa helayee???? hamuun korodhsadayee halaagna mutee hawadaan qabayee hungaad noqotaan lixdankaan haybin jiray maxaa helayee???? horseednimadii bagay i hoddee hawshii rag lahaa waa kuwaa hurdoo lixdankaan haybin jiray maxaa helayee???? halkii dadkaba qaar haayirayee nin hoos ku jiray iyo kuwaa ku hadhayoo lixdankaan haybin jiray maxaa helayee?????
Queue is empty
-- / --