VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gayaan - Lyrics

gayaanka dhamaan geenyadaan ka xushaa balan aan guntanaa gacan saydh timidoo wacadki gudhisoo iga raad gadatee go,aankaan dhiginiyo midii aan ka mudnaa hadii ay gudi layd ma qabeen gocoshee galad baan qabilaa halkii aan gibilay wada haynay gadhkee gurigaan dagilayn goobtii uu ku eekaa yoolkaan gaadhilahayn gergadii ka gadoo go,aankaan dhiginayo gedii aan ka mudnaa hadii ay gudilaydd ma qabeen gocoshee galad baan hanan laa gurac muu ka ahayn go,aankay tashatee kasbay iigu gaftee oo guyaal ka guyaal caashaqii godlanaa ayay gaagaxisoo go,aankaan dhiganiyo gedii aan ka mudnaa hadii ay gudilayd ma qabeen gocoshee galad baan hanan laa
Queue is empty
-- / --