VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hees qaali ah mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdinaasir macalin caydiid
Hees qaali ah

indhaha qalbigaa ka eegmo fogoo
waxaanay arag buu ogaadaaye

inaan miirsaday ha moodine
maankii iga raacayba maqane

taydii kaliya miiga u baxdoo
maqasha ku ceshaa

inaabtidu way isu hiilin jirtoo
ax maad odhan iintaydiyee

miyaanad ka baqayn inaan bogsodoo
nabsigu waa balee ku baal maree

wax badan busto saar boogtaadee
markii ay bogsan wayday lay i barayee

habsaamay intaan heesayee
haraadmayee maan iskaga haado ee

codkii Cabdinaasir macalin caydiid, Nimco Yaasiin