VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ku aaminaya - Lyrics

axdigaynu galnee arinkeenu ahaa maad ilaawi karoo waan ilaalinayaa sida ayrada geel ilma laga dilaan kuu irdhoobayoo kuu ololayaa indhahaa ku arkaayo waan aroosnay wanaag afka kuu muhanayaa uurku wuu ku tabaa waan ku aaminayaa aayahaygiyeey waan ku aaminaya jacaylkaa i bartee igu beertay ayaa nafta oon ku shidoo u adkaysanayaa sida ayrada geel afar qaaday cagaha adaa ii farxadoo ku ildoogsanayaa eraygadaa i tidhaahdo waan adeecsanayee danta waan ogolaadee adna taa ii ogoow waan ku aaminayaa aayahaygiiyeey waan ku aaminayaa
Queue is empty
-- / --