Heesta Burco shiikh - Lyrics
bidhaanay aragtidaa baxnaanoy weheshigaa badweentaa qar aaan daree miyaan biyo kuu jirshaa
hankaygii bixitamee intuu buuraha kalalay burciyo shiikh aadayow
bilkheer baad magansatoo bishii malabkaad heshoo budii noloshaad degtee bariido ku soodhawow
ilow ubaxaadagii baloolaydii haween boholyowgii wakhtiga jaceelkii baarcadaha iloow
bishii dhalataay xusuus bedan kaygaad kutaal bogaygaad seexataa
tigaaday beegsigaa hilaacii bilig yiroo biriq daadaan arkaa bishaaraan kuu hayaa
bilicdii dhaayahaay adaan kuu bihin bihoo beryaba kuu jeelanaa
adigaa beerkiyo wadnaha dhexdooda ku beermayoo dhamaan igu baahayoo barkaday laabtiyo sadriga
adaa baantii naftiyo bad baada jaceel ahoo bogsiin kara aramidee bariido ku soo dhawow
bishii dhalataay xusuus bedan kaygaad kutaal bogaygaad seexataa