VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa huqdiisiyo - Lyrics

Caashaqan huqdiisiyo hamigiisu ima dhibo Wadnahaygu hibashadii hiirtaanyo kama baxo bushimuhu hal hayntiyo hadaaqiisa ma dhaafaan Dadku hadal idhibaiyo heblaayada ma daayaan heblaayada Naf hawaawi daashaday kolay halis ma waydee Anuun baa halkaa cudur lahaa la afeefanaayee Malaha taan uhilib go,ay hadayduba wax lama aha Caashaqan hankiisiyo ciirsigiisu ila durug hiya kacya lahashada Halbaw luhu ma joojiyo , indhuhu sii hilaansiga kama hawl yaraystaan Hal abuurku hal abuurku erayada hal eray kama tago Naf hawaawi sahashaday kolay halis ma waydee Anuun baa halkaa cudur lahaa la afeefanaayee Malaha taan uhilib go,ay hadayduba wax lama aha
Queue is empty
-- / --