Inkastoow Dhibkiisuba
Ubadneed dhankeegee
Caashaqii idhaawaca
Adna waa dhadhamisoo
Dharaaraha ma moogidee
Muddo badan is dhoowrnee
Ma'isku soo dhawaanaa /dhaqaaqnaa
Dibanha dhakab ma'isku siinaa
Dhaxani ha'ina deeysee
Muddo badan is dhoowrnee
Ma'isku soo dhawaanaa /dhaqaaqnaa
Dhukashada - dibnaha- Bishamaha
Dibanha dhakab ma'isku siinaa
Dhaxani ha'ina deeysee
Inkastoow aan dhuuniga
Dhandhanaasi mooday
Aan udhaafay awgaa
Alla dhowristeeduu
Dhulka kuula wareega
Muddo badan is dhoowrnee
Ma'isku soo dhawaanaa /dhaqaaqnaa
Dhukashada - dibnaha- Bishamaha
Dibanha dhakab ma'isku siinaa
Dhaxani ha'ina deeysee