da'dan maanta joogtiyo
dumar taan ka cashaqay
oo laabta daa iman iiga daabacanay x2

dartaa inaan uliitiyo
darxumo jaceel qabo
dibnahana aan dheef
marin bal aan kuu
daliiliyo ee x2

daacad buu kuu yahay
qalbiga daali maayee x2

halkii doogta caashaqu
degtay aawadaa iyo
laabtaa ku doontayoo daawadeed tahayee x2

dahab iyo hadii luul
laysugu kaydaro kuma
dagee laylaay adaa
ideeqay dawashada
indhahee x2

daacad buu kuu yahay
qalbiga daali maayee x2

Exit mobile version