VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhada xarafka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdiqaadir sanka
Dhada xarafka

dhamay waxay gusii
dheer igu dhaliyay
heestiyo dhadaa
xarafka maansada
inaan dhowro oraah
oo dhambaal kuugu
soodiro dhabadaan
ku kulaniyo dharartii
khamiistii x2

adiguna dhab weyee
dhayal ha umalay
nine markii aan ku
dheehda dookhaygu
kula dhacay x2

macaan dharag
laay inaad tahay
ishaan kugu dha
dhamiyayoo dhadig
adiga oo kale wali
aniga iidhiman x2

xub nahaaga kala
dhigan hee hee haa
haa dheehaga yaab
kale hee hee haha
maariin dhalalka ah dhoolaalka qosol
kaagiyo quruxda isku
dhiinka ah afkuna
dhuxul dhexduna
madag ma wax loo
dhiga jira x2

allaha ku dhoowroo
kuma kala dhantalee
dhaxdin yaad unoqota
habeen dhiila laabada
adigoo hub kii dhigay
x2

dhacadiid ujiiifsaday
nasaha dhexdodiyo
yaa dhuunta kaa gala
sida toobin ugu dhaga
ee x2

iyadoo dhameestiran
kuu dhiiba sheekada
dhidid kaaga yaa sida burcadka ugu dhashada
kaa dhowra hadimada
x2

codkii Cabdiqaadir sanka