faan magalo oo jacel
faan faan magalo oo
faan faan magalo oo
anoo filan buu ifiijee
filan buu ifiijee anuu
faduul iigu yimidoo
faduul iigu yimidoo
wadnaha dhiiguu
fatahayaa x2

doon baa maraysoo
badaan doon baa
maraysee doon baa
maraysoo majaba
jaabay sidaayee

waxa layga wacayaa
walaal waxa layga
wacayaa waxa layga
wacayaa halkay waris
ay ku noo shahee x2

Exit mobile version