VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha kale - Lyrics

filsantii haween kaay farxadii naftaydaay fariintayda maqaloo markaan kaa fogaadaa fakar igu abuurmoo fiyoobidii mahaystee hablahaa kale mafiirshee geeskaaga oo qudha fahmadayda qaadee farxiyoy walalay waxa aan ku farayaa hafudeedsan axdigeenee faraqaan kaaga xiray fiiro dheer lahaaway una feejignow adigaan ku faanaa oon ku fiirsadaayee fariintayda maqaloo markaan kaa fogaadaa fikir igu abuurmoo fiyoobidii mahaystee hablahaa kale mafiirshee geeskaaga oo qudha fahmadayda qaadee farxiyoy walalay waxa aan ku farayaa hafudeedsan axdigeenee faraqaan kaaga xiray fiiro dheer lahaawee una feejignow sidii wabigii juboo shibiro qaaq kaleeyihiin codkoodii jilicsanaa jaceel ugu heesayaan ayaad jowharad lamoodyay jaleecda eegmada indhaha soo jiidataa alaylehe waa jabkay dartaa anigoo jiraban hadaad jaaw igu tiraa sidii jeegaanta rooboo dhulkoo jiilaala da'ayoo biyuhu jiifaan carada nafluhu jeelkuu uqabo ayaad jowharad lamoodyay jaleecda eegmada indhaha soo jiidataa alaylehe waa jabkay dartaa anigoo jiraban hadaad jaaw igu tiraa
Queue is empty
-- / --