VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaadsi - Lyrics

Caashaqan huqdiisiyo hamigiisu ima dhibo wadnaheygu hibashadi hiirtaanyo kama baxo bishimuhu halheynta iyo hadaaqiisa ma dhaafaan dadku hadal i dhiba iyo heblaayada ma dayaan heblaayada naf hawaawi sahashaday koley halis ma weydee anuunbaa halgaad cudur la hafeefanaayee malaha taan u hilib goay hedeyyduba wax lama aha caashaqan hankiisa iyo hiigsigiisu ila gudub hiyikiciyo lahashada halbowluhu ma joojiyo indhuhu sii hilaabsiga kama howl yareestaan halabuurku ereyada hiintaale kama tago naf hilow ku daaimay koley hadimo wa u sade anuunba halgaad cudur la hafeefanaayee malaha taan u hilib goay hadeyduba wax lama aha
Queue is empty
-- / --