indho caashaqoo jacayl ooyayoo ilmo saydhayaa aragaa rabee
dhago awadanoo anfariirsanoo ku abaarsanbaa eray kaa rabee eray kaa rabee ma ilowsantee
uurkiyo wadnaha unugyada jidhkiyo idilkood xubnuhu way ku eegayaan