Heesta Maxa Xabadey Ku Nacay - Lyrics
Maxaan xabaday ku nacay
Xiriirkaaga maxaan necbahay
Maxaan xabaday ku nacay
2×
Xasaradaha ooga niyo
Dagaal ka xigaa lahaa
Xinjiraha daad san iyo
Xasuuqaad sabab u tahay
2×
Adaa xasilooni iyo
Habaal nabad iyo
Maxaan xabaday ku nacay
2×
Bulshada adoo la xidho
Dhanbaal oo xayiyo
Halbay aadmigaad u tahay
Maxaan xabaday ku nacay