Heesta Maxaan ku baroortay - Lyrics
jaceelku haduu bur galay bartiisa hadaan la arag
baraaro hadaan lahayn
naftayda ma bad baadin
karo x2
bilahaan kasugayay
seel alow soo bixi
lahaa baleenkii
cashaquna bishaaro
marbuu lahaa x2
maxaan balo isku raray
maxaan ku baroortay
kali maxaan barkimada
kadhacayee baabkiyo
wakhtigay isbadalay
bukaan lama jiifi karo x2
baskii adigaa kaharayee
adaa buuraha kadhacay x2
badaan adigaysku riday
baxarka doon yaha
ubaxayoo anigu barigaan
ka ahay x2
basaas bari oo manaan
haday beeshaadu taal
hilaacii bilig yiraah
bulshadu way ubaahan
tahay x2
hadaan baraha maqlay
adaa ku bogsoon lahaa
baqoolay hadaan ku iri
maxaad barqo iigu timid
x2
bidhaan socod baan
arkaa biraha laysugu
xir xiray balaayana
waan maqlaa baab
kiyo wakhtigays
badalay bukaan
lama jiifi karo
baskii adigaa kaharayee
adaa buuraha kadhacay x2
badaan adigaysku riday
baxarka doon yaha
ubaxayoo anigu barigaan
ka ahay x2