Caashaqan huqdiisiyo
hamigiisu ima dhibo
Wadnahaygu hibashadii
hiirtaanyo kama baxo x2

bushimuhu hal hayntiyo
hadaaqiisa ma dhaafaan
Dadku hadal idhiba
iyo heblaayada
ma daayaan x2

Naf hawaawi daashaday
kolay halis ma waydee
Anuun baa halgaad
cudur lahaa la afee
fanaayee malaha taan
uhilib go,ay hadayduba
wax lama aha x2

Caashaqan hankiisiyo
hiigsigiisu ila durug
hiya kiciya lahashada
Halbow luhu ma joojiyo
x2

indhuhu sii hilaansiga
kama hawl yaraystaan
Hal abuurku hal aburku
erayada ihaydaara
kama tago x2

Naf hilowgu daa imay
kolay hadimo waa
usade anuun baa
halgaad cudur lahaa
la afee fanaayee
Malaha taan uhilib
go,ay hadayduba
wax lama aha x2

Exit mobile version