Markay shacabka laafyaha
Intaa kama dhaqaaqdee

Ima suuri carabay
Kolba dhinac u say dhaxlaa

Salalaa waan salalaa
Salalaa waan salalaa

Wajigeeda siman iyo
Indhaheega sixirka ah

Markaan sidaa u eegaba
Jahwibaa I qaadoo

Salalaa waan salalaa
Salalaa waan salalaa

Shacabkaaga nuurka le
Ku salaaxda laabata

Biliciyo dhibtaan qabo
Dhaqan dhiiga gaadha

Salalaa waan salalaa
Salalaa waan salalaa

Exit mobile version