sida labo walaalo ah inaan noqono waa libin x2

sida layla iyo qays inaan noqono lama huraan x2

ana lahasho awgaa malado hurdadaaba x2

lixda saac habeen baa liilow
la iigu heesaa x2

hadaad adigu ladan tahay inaan liito ma ogtahay
mise waaban lumayoo lurku waygu kaligay x2

sida looxa iyo diin inaan noqono waa libin x2

sida lug iyo faras colaad inaan noqono lama huraan x2

anigana libaaxii jaceelkaa ilag dadaayoo x2

lixda saac habeen baa liilow
la iigu heesaa x2

hadaad adigu ladan tahay inaan liito ma ogtahay
mise waaban lumayoo lurku waygu kaligay x2

Exit mobile version