Heesta Xuural cayni - Lyrics
dumar xulasha doodaay tii aan xaqiiqdii xishoodkiyo asluubtiyo xaragada ku raacaay x2
quruxdii xad dhaaftaay sida xuural cayntii xuub laga dilaacshee xareed loogu maydhaay x2
horta xaali waa nabad x2
xamdi mahad is arageen jaceelkana xusuusnow xaasidkana dheg ha udhigin waa xumaato badan yahee xaasid kana dheg ha udhigin waa xifaala badan yahee xasidkana dheg ha udhigin x2
xaali xiisaheenii xubigiyo kalgacalkii xagaad iga jirtaabay naftu uxaragootaa x2
xushmad waalid keediyo dariskoy xaq dhowrtiyo xadiiskiyo quraankii xalaal tii ku dhalataay x2
horta xaali waa nabad x2
xamdi mahad is arageen jaceelkana xusuusnow xaasidkana dheg ha udhigin waa xumaato badan yahee xaasid kana dheg ha udhigin waa xifaala badan yahee xasidkana dheg ha udhigin x2
hadii dumar xoghayn iyo xildhibaano leeyahay xilka tii uqaadee xikmad lagu manaystaay x2
xushmad waalid keediyo dariskay xaq dhowrtiyo xadiiskiyo quraankii xalaal tii ku dhalataay x2