Nimaan galan galcoobinoo
Gujo go'bo kasiininoo
Gaajada burburinoo
X2

Guushiyo barwaaqada
Waa ka gaabiyaayoo
Gacmo maran lajoogaa
X2

Gidigiin soomaaliyeey
War hoy hoy garbaha
Isqabsada oo god
Daloolo yay jirin
X2

Gayigeenan hodanka
Ah gobolo yanu noqonine
Aan gaadhsiino qayrkii
X2

Geed miro kuyaalaan
Adoon guudka uga bixin
Ama aanad gil gilinoon
X2

Ishood galac kusiisaa
Ileen kaama goysoo
Kuma gaaja beeshide
X2

Gidigiin soomaaliyeey
War hoy hoy garbaha
Isqabsada oo god
Daloolo yay jirin

Gayigeenan hodanka
Ah gobolo yanu noqonine
Aan gaadhsiino qayrkii
X2

Nimaan galan galcoobinoo
Gujo go'bo kasiininoo
Gaajada burburinoo
X2

Guushiyo barwaaqada
Waa ka gaabiyaayoo
Gacmo maran lajoogaa
X2

Gidigiin soomaaliyeey
War hoy hoy garbaha
Isqabsada oo god
Daloolo yay jirin

Gayigeenan hodanka
Ah gobolo yanu noqonine
Aan gaadhsiino qayrkii
X2

Geed miro kuyaalaan
Adoon guudka uga bixin
Ama aanad gil gilinoon
X2

Ishood galac kusiisaa
Ileen kaama goysoo
Kuma gaaja beeshide
X2

Gidigiin soomaaliyeey
War hoy hoy garbaha
Isqabsada oo god
Daloolo yay jirin

Gayigeenan hodanka
Ah gobolo yanu noqonine
Aan gaadhsiino qayrkii
X2

Exit mobile version