VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Roblow - Lyrics

Hibo: Rooblow Raasamaaal nin heestoo Meel badan rakaatay Iyo kii rafaadee Raadkiisu maranyahay Rug mawada dagaanoo Loo mawada riyaaqee Waa kuu rafaadayoo Rayigii aan leeyahay Kaa raadinaayee Sida roob Gu! oo da'ay Ramaaskiina baxiyaaa Nafta raali galisee Rabigayga ka yaaboo Ama raali ii noqo Ama raadso meel kale Nageeeye: Ruuney Ninrafaadi jiray ebad Markuu raaxo wayn helo Rarankuu horay umaray Raacday uguma laabtee Waa la sii ruclayaa Ileen waa urobad go'ay Markii aan ku rabay baa Raadkayga goysooy mid kale urucleesee Kii layga rogay baa Heeryadaa ku saaree Anna kaama sugayee Rabiyaga ka yaabayee Ha iraali galinee Ruuxaaga iga qari :) Hibo: Rooblow anba kaama roorinee Anba kaama roorinoo Ra'yi xumaa iqaadoo Raarkii aan fuulay baa Riiqdiisa ihaysaa Kaa reyxsan waaye Rixin goys ha noqoninee Riixii jaceylkiyo Raaridii dhadhamiyoo Waa aniga rafaadee Sida roob Gu! oo da'ay Ramaaskiina baxiyaaa Nafta raali galisee Rabigayga ka yaaboo Ama raali ii noqo Ama raadso meel kale Nageeye: Ruuneey Waxaan kugu riyoodoo Been aan rumaystoo Reeryo la ii saaree Riddo waran la jiifee Rafiiqay ka qaraiyaba Iminka waan ka raystee Markii aan ku rabay baa Raadkayga goysooy mid kale urucleesee Kii layga rogay baa Heeryadaa ku saaree Anna kaama sugayee Rabiyaga ka yaabayee Ha iraali galinee Ruuxaaga iga qari :)
Queue is empty
-- / --