VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla may dadaasho cover - Lyrics

waan isla doodaa naftaan dagaalaa dab naara iyo olol cagaha ku doontay 3x dulmaan qabaayoo haday ku doodo dartaa u ooyee maad ii dadaashid oo diiftan aan qabo iga daweysid oo diiftan aan qabo iga daweysid oo may dedaashoo ooy i daryeesho oo may dedaashoo ooy i daryeesho alla may dedaashoo ooy ku daryeesho alla may dedaashoo ooy ku daryeesho bal dadyohow aduunkan hee hee hee labadii is doortaa haa haa haa 2x isu daacad maahoo iyagaa is dilaaya isu daacad maahoo iyagaa is dilaaya alla may dedaashoo ooy ku daryeesho alla may dedaashoo ooy ku daryeesho tay naftaydu doontey inuu daa,in keeeno iigu soo duceeya kuugu soo ducaynay iigu soo duceeya kuugu soo ducaynay waan dibjiraayoo dad uma hoydo dar xumo awgaa daris ahaaney 3x dulmaan qabaayoo haday ku doodo dartaa u ooyee maad ii dadaashid oo diiftan aan qabo iga daweysid oo diiftan aan qabo iga daweysid oo may dedaashoo ooy i daryeesho oo may dedaashoo ooy i daryeesho alla may dedaashoo ooy ku daryeesho alla may dedaashoo ooy ku daryeesho bal dadyohow aduunkan hee hee hee labadii is doortaa haa haa haa 2x isu daacad maahoo iyagaa is dilaaya isu daacad maahoo iyagaa is dilaaya alla may dedaashoo ooy ku daryeesho alla may dedaashoo ooy ku daryeesho tay naftaydu doontey inuu daa,in keeeno iigu soo duceeya kuugu soo ducaynay iigu soo duceeya kuugu soo ducaynay
Queue is empty
-- / --