waan isla doodaa
naftaan dagaalaa
dab naara iyo olol
cagaha ku doontay
3x

dulmaan qabaayoo
haday ku doodo

dartaa u ooyee
maad ii dadaashid
oo diiftan aan qabo
iga daweysid
oo diiftan aan qabo
iga daweysid

oo may dedaashoo
ooy i daryeesho
oo may dedaashoo
ooy i daryeesho

alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho
alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho

bal dadyohow aduunkan
hee hee hee
labadii is doortaa
haa haa haa
2x

isu daacad maahoo
iyagaa is dilaaya
isu daacad maahoo
iyagaa is dilaaya

alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho
alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho

tay naftaydu doontey
inuu daa,in keeeno
iigu soo duceeya
kuugu soo ducaynay
iigu soo duceeya
kuugu soo ducaynay

waan dibjiraayoo
dad uma hoydo
dar xumo awgaa
daris ahaaney
3x

dulmaan qabaayoo
haday ku doodo

dartaa u ooyee
maad ii dadaashid
oo diiftan aan qabo
iga daweysid
oo diiftan aan qabo
iga daweysid

oo may dedaashoo
ooy i daryeesho
oo may dedaashoo
ooy i daryeesho

alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho
alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho

bal dadyohow aduunkan
hee hee hee
labadii is doortaa
haa haa haa
2x

isu daacad maahoo
iyagaa is dilaaya
isu daacad maahoo
iyagaa is dilaaya

alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho
alla may dedaashoo
ooy ku daryeesho

tay naftaydu doontey
inuu daa,in keeeno
iigu soo duceeya
kuugu soo ducaynay
iigu soo duceeya
kuugu soo ducaynay

Exit mobile version