VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal ilaali cover - Lyrics

maogtahay amaanada cirkan aad arkaysid dhulkiibaa ka ooyoo u adkeysan waayee adiguna naf idilbad oogada ku qaado adhaxda saaratee bal ilaali bal bal ilaali ajasha aakhirana djibweyo kama eed baxeysid ma ogtahay aniyo adi axdibee udhaxeeye ma ogtahay midkeenii oofin waaya wacdka ifka lagu kadeedaa abaal kiisu waa naar abu jahal agtiisii bal ilaali bal bal ilaali ajasha aakhirana dhibweeyo kama eed baxeyside ma ogtahay haweenkiyo halbalaha aynigaaga ah asaaagaaaga oodhan ayumbaan ayaan qudha uurkayga ka baryey rabi kuu abuuroo kali kuu ahaatee bal ilaali bal bal ilaali jasha aakhira dhibweeyoo kama eedbaxayside
Queue is empty
-- / --