VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cidna eersan maayo cover - Lyrics

xabaashiyo caloolyow ciilkaa ma bi,iyaan 2x talo cayn wareegtana talo cayn wareegtana la iskuma canaantee 2x caqli iyo hubsiimaa cidhib looga aayaa cidna eersan maayee cidna eersan maayee 2x sida ciyawga i eeda casarkii dhawaaqa 2x ama cawsha duurkaan ama cawsha duurkaan cidladuun wareegaa 2x cidladan anaa is dhigaayee iyo curuq aan gaystoo cidna eersan maayee cidna eersan maayee 2x
Queue is empty
-- / --