xabaashiyo caloolyow
ciilkaa ma bi,iyaan
2x

talo cayn wareegtana
talo cayn wareegtana
la iskuma canaantee
2x

caqli iyo hubsiimaa
cidhib looga aayaa
cidna eersan maayee
cidna eersan maayee
2x

sida ciyawga i eeda
casarkii dhawaaqa
2x

ama cawsha duurkaan
ama cawsha duurkaan
cidladuun wareegaa
2x

cidladan anaa is dhigaayee
iyo curuq aan gaystoo
cidna eersan maayee
cidna eersan maayee
2x

Exit mobile version