VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

Barashadan kalgacalkiyo Boholyowga caashaquu Haduu baylah kaa helo 2× Nin bukaa bariidiyo Booqashada ma diido Uu laba bogleeyaa Uu uu laba bogleeyaa 2× Bidhaan aragtidaadiyo Balantii jacaylkaan La baaxaan dagaa La baaxaan dagaayaa 2× Bilan aragtideedii Sow boogi dhamaboo Bogsan weyday iimay noqon Bogsan weyday may noqon 2× Bogan waayo kii ifkee Laf dambana gaab loo sudhay Yaa yaa ku baafinaysee 2× Markii aad ka baydhee Iguu sii balaadhee Boga ii fadhiisee Bogaad boga ii fadhiisee 2× Waa ku baafiyayaayoo Wali baadi doonkii Meelahaa ku haybshaa Meelahaa ku haybshaa 2× Bilan aragtideedii Sow boogi dhamaboo Bogsan weyday iimay noqon Bogsan weyday may noqon 2×
Queue is empty
-- / --