VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalan - Lyrics

Dhaqan fiican iyo laba hele Sharaf dhalaana lagu hubo hele 2× Tii laga dhex beeree Dun wanaag u dhalataay Ma dhabaankii baa tahay hele Igu dhalisay caashaqa hele Ha igu dhaafin kaligay 2× Dhaban quruxsan iyo laac hele Shacniguna u dheer yahay hele 2× Tii loo dhameeyee Lagu dheehay baa tahay Ma dhabaankii baa tahay hele Igu dhalisay caashaqa hele Ha igu dhaafin kaligay 2× Dheg wanaagsan iyo socod hele Habahaad badh dheertoo hele 2× Qurux loo dhameeyee Dhexdu taako iyo laba Dhumucdeeda leeg tahay hele Igu dhalisay caashaqa hele Ha igu dhaafin kaligay 2× Dhaqan fiican iyo laba hele Sharaf dhalaana lagu hubo hele 2× Tii laga dhex beeree Dun wanaag u dhalataay Ma dhabaankii baa tahay hele Igu dhalisay caashaqa hele Ha igu dhaafin kaligay 2×
Queue is empty
-- / --