VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

Waxa aan la dhuubtee Dhakafaarkan igu riday Jacayl igu darimay Oo aan niix dareemin 2× Intuu intuu dhameeyay jiidhkaygii Lafaha u dhaadhacay Dhuuxa hoos u marayee Wadnuhuu doontee 2× Soo diray dhambaalkii Ku dhignaa afkeenee Akhris kuguma dhibinee Kuguma dhibinee Dhool da,ay la moodyeey 2× Dhibta aan ku jira iyo Dhawaqaan ku leeyahay Dhayal ha u malayninee Naga dhaaf caashaquyee 2× Dhankuu Dhankii uu ku dheer yahay Dhaayahaad ku aragtaa Ha igu dhafin meelee Tii aan in dheer sugaayeey 2× Soo diray dhambaalkii Ku dhignaa afkeenee Akhris kuguma dhibinee Kuguma dhibinee Dhool da,ay la moodyeey 2×
Queue is empty
-- / --