VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo - Lyrics

faadumoo ugaaseey farxadii indhaha iyo nafta raaxadeedaay falaarihii kal gacalkuna furihii ka soo kacay kalsoonidu ku fidayoo macaan furahaad u noqotayee jacaylkuna fagaaraha dhankaagu u fara baxaye foosoo kal gacalkii waana faham dhex deena ah fiican ooridaydaay faca maanta joogiyo taariikh fogaatiyo qurux dumar ku faaniyo ama ubax fiyoora a farxad seexan waayaa
Queue is empty
-- / --