VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gubbi Intro - Lyrics

Maxaa cusub maxaa cusub Waa albumkii aynu ugu magac darnay Albumkii qarniga iyo kii sanadka Waa albumkii qubbi Wixii qiimo laa lagu wada qancaa Meeshii qurux lena naftu wey ku qanacdaa Codkii qaaliyana waa lagu qaboobaayee Maantana bal qabo oo C/raxmaan dawlo Albumkii qubi Abwaanada tiriyay albumkan : Yuusuf Maxamed Muumin ( Yuusuf Yare ) Maxamed Aadan Shamuuray Mawliid Xasan Curjin Khadar Sh.Axmed wali Moojaale cali qaajun Laxamada : Yuusuf yare Shamuuray C/raxmaan dawlo Music: C/wahaab canto rabnaaji Studio : Shooshaar Eng : sond by John ankloat Waa hambalyadii Iyoo soo saaridii Somali total music Nairobi Is kaashi studi Yagleel studio Kaneda Codkii : C/raxmaan dawlo Ablbumkii qubbi Music: C/wahaab canto rabnaaji Studio : Shooshaar
Queue is empty
-- / --