VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gubbi - Lyrics

Inaad qaali ii tahoo Wadnaha qaarkiisa tahay Adoo qumaneey waliba qaaliyeey Adoo qumaneey shukriyeey ogsoonoow 2× Hadaba qeyrkaa Dumarka qaaradaha ku nool Miyaan kula qayb dhigaa Miyaan miyaan Kula qayb dhigaa 2× Qalbigaad farax u tahay Indhaha kuu qiraya sidaa Qalbigaad farax u tahya Indhaha kuu qiraya sidaa Naftan kaa quugsanayn Qadarin kalgacal Iyo qunbaan kuu jecelahay Qadarin kalgacal Iyo qunbuu kuu jecelyahay 2× Inaan qubi kuu dhisoo Wadanku quruxdeena yahay Adoo qumaneey waliba qaaliyeey Adoo qumaneey shukriyeey ogsoonoow 2× Hadaba meeshii qaboo Dhirtiyo ubaxa is qabtee Miyaad qormaysatee Miyaad miyaad Miyaad qormaysatee 2× Qalbigaad farax u tahay Indhaha kuu qiraya sidaa Qalbigaad farax u tahya Indhaha kuu qiraya sidaa Naftan kaa quugsanayn Qadarin kalgacal Iyo qunbaan kuu jeclahay Qadarin kalgacal Iyo qunbuu kuu jecelyahee 2× Qalbigaad farax u tahay Indhaha kuu qiraya sidaa
Queue is empty
-- / --