VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooda - Lyrics

Sida meel raxmaan Rabi roob ku shubayoo Rays iyo xareed Ubaxa raaraxoo Caleemuhu ruxmanayaan 2× Lagu reeyayoo Ruuxii arkaan Ubad iyo qalbiga Nafu raali noqon Nafu raali noqon 2× Rajadaan gabay Rug barwaaqa iyo Reer lagu nastaay Rajadaan gabay Rug barwaaqa iyo Reer lagu nastaay Aan raaxeysanee Roodaay hoo Jacaylkan roodaay Roodaay hoo Jacaylkan roodaay 2× Sida meel rumaan Rayn rayn lahoo Rayniyo dhawaaqiyo Rafaad lagu arkee Rubad gooye layn 2× Lagu rooyahoo Rafiiqaygiyeey Ubad iyo qalbiga Nafu raali noqon Nafu raali noqon 2× Rajadaan gabay Rug barwaaqa iyo Reer lagu nastaay Rajadaan gabay Rug barwaaqa iyo Reer lagu nastaay Aan raaxeysanee Roodaay hoo Jacaylkan roodaay Roodaay hoo Jacaylkan roodaay 2×
Queue is empty
-- / --