VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahan caashaq - Lyrics

markuu dookhu sahan tagay markuu meerayuu socdayey maanka muhashadiisee marlay dumar ka soo xushay mahad EEBE weeyaan mataantaydii koowaad marwadaydii haday tahay masha ALLAHUYE murugadii i daysiyo mawjadihii guuxu moog waa mashxarad iyo farax haduu guurkeenii meel maray faadumooy daga aynu muudsano malabka caashaqaa maah maah loogu yidhi hore marwo raaliyo nin helay ma jabo mana niyad jabee miisaalkeed waxa u dhigan faadumo marwadaydaa muxibana isu qabnoo miisaankiyo caqliga badan ku manaystay EEBOO igu mudan runtiiiyo ma huraan naftaydaa
Queue is empty
-- / --