VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan dartaa udaalanahay - Lyrics

Adaan. Dartaa udaalanahoo Dawooy kalgacaylka ula darisee Dareen ku raboo ku door bidayaa Wixii Danby dhacay. Indhaha ka dadee

masuul.com

Daan iyo carabaa isdiidi karee Intaad dudi lahayd anaa daganee Dadnimaa sharaflee macaan. Idawee

Adaa dookhiyo naftayda dabroo Laabtyda dagoo dabiibay wadnaha Danqaabo jacayl deel qaaf ma galee Duliyo samir yeelo waa dahabee Daaniyo carabaa isdiidi karee Intaad dudi lahayd anaa daganee Dadnimaa sharaflee macaan Idawee

Queue is empty
-- / --