Sowtaad jacayl dhaba xilligaa. Umudatee
Dhaxamaha daraaday aad utaagnayd
Sowtaan dhamayseey
Qalbigaaga dhayi jiray
Sawtaydhaayuhu
Markay ay dheehdeen ilmo hoortay dhamanada
Aragaa gu dhalin jiray
Sidaankugu dheeraa hadeer iima dhawr tide
Caashaqii ku dhibi jiray
Calankii ski miyuu dhacay

Jacaylkii dharaariyo bishan dhaafi waa
Dhibaatiyo jacaylka dheeliga udiid
Inkas toon dhaliiliyo dheg xumada adkaystoo
Dhibanaa daraadaa
Dhaafayoo ilaawe
Qalbigaadku dheerayd wuu dhigay warkaagiiba
Sidaan kugu dheeraa
Hadeer iima dhawrtide
Caashaqii ku dhibi jiray
Calankiisii miyuu dhacay

Exit mobile version